Akhriso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Shirkii Qaahira (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka looga hadlayay xaalada dalka Sudan ee shalay ka furmay magaalada Qaahira ee Caasimada dalka Masar. Halkan ka Akhriso Khudbada Madaxweynaha oo Qoraal ah Mudane Abdi Fattah El-Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudanayaasha, Madaxweyneyshaasha, iyo Madaxda hoggaaminaysa wufuudda; Mudane … Continue reading Akhriso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Shirkii Qaahira (Daawo Sawirada)